Samir iyo dulqadka reer Falastiin

Mudo 17 Sanado Ka Hor Wiil iyo gabadh reer Falastiin ah ayaa nolosha ku heeshiyey iney dhistaan qoys barwaaqo iyo nolol wanaagsan leh waxaayna rabeen iney isla nooladan inta nolosha uga dhiman.

Balse Maxaa dhacay?

Waa gabar Falastiin niyad ah ayadoo Wiilkii guursan lahaa uu xabsiga gacanta yuhuuda galey asagoo u diyaar garoobaya Aqal galkii xaaskiisa balse markuu xabsiga galey, wax gabadhii la soo daristey walwal iyo walbaharka adduunka iyo wixii ay yeeli lahayd, hase ahaate waxaay gabadhii waxey go’aan satey iney sugto. Noloshedu waxaay ku tiirsaneyd shaqo ay ka shaqeyn jireen wax laga jareyna ma aysan jirin waxaade sameysey lama filaaam. !!!

Waxaay go’aansatey iney Mushaarkii w meel ku aruurin jirtey mushaarkiisa iyo keeda ilaa ay guri Ku dhistey Waxaynq dhistay guri aad u qurux badan wanaag iyo bilcaan leh.

maxaa soo kordhey bacda 17 Sano ka dib.!!!!!

17sano kadib ayaa Wiilkii la soo daayey halkaasna uu ay kuwada aqal galeen. Filaashadu waa wax wanaagsan wana waxyabaha Illaahay swc Inahu Galadeystay Madama aynu nahay Dad muslim ah.

Muhiimadu waa Sabir dulqaad iyo adkeysi intaasuba Cashir weyn ayaa ku jira qof waliba Oo Samra wuxuu leyahay filashadiisa iyo rabitaankiisa qofkuu illaahay isku xidhaayi waxba ma waayo.

dadkaygow qisadani waa mid cimro ku qaadasho mudan waa midnu baahan in la fahmo in dadka isku samra helaan nolol wanaagsan iyo deganan badan. Waa mid u baahan in la isku dhimriyo la is garab istaago la noqdo ul iyo diirkedda.

Suaasha waxey tahay gabadhaas jecayl intee la’eg buu wiilkaa ku abuurey taasoo keentey iney sugto oo u sabirto mudada intaa la’eg.

Yaa Salaam qurux iga dheh.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *